19th May 2024  admin  Category :

Dawlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa kullan la qaadatay safaaradaha caalamka ee jooga dalka Sooomaaliya, waxeeyna kalla hadleen sababihii ay xiriirka ugu jareen dalka Gini (Guinea). Dawladda ayaa sheegtay inuu dulqaadkii ka dhamaaday, aysana u dul qaadan doonin cid kasta oo dalka Soomaaliya kalla qeebinaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*