10th May 2024  admin  Category :

Hargeeysa: Madaxweeynaha Maamulka Hargeeysa Muuse Biixi ayaa doonaya in saddaqada adduunka laga soo ururiyo ee Soomaalida loogu talagalay iyaga aan qeeybtooda la soo marsiin dawladda federaalka, balse toos loo siiyo. Sidoo kale, Madaxweeynaha maamulka Hargeeysa ayaa ku eedeeyey hay’adaha Qaramada Midoobey in ay qaataan amaro laga soo siiyo Villa Soomaaliya.

Maamulka Hargeeysa oo ah maamul goboleed ka mid maamulada ka jirta dalka Soomaaliya, ayaa aaminsan in ay yihiin dawlad madaxbannaan  taas oo ah mid aan Soomaalida kalle iyo caalamkaba aan aaminsaneen ineey jirto dawlad kalle oo aan aheen midda Muqdisho fadhigeeda uu yaahy.

Dawladda federaalka waa mid ay ku ammaanan tahay in dadka si siman wax loogu qeeybiyo, ayna meesha ka baxdo cid gaar ah oo naas nuujin gaar ah loo sammeeyo.

Samareeb: Mareeyaha garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ayaa beeniyey warar la isla dhexmarayey oo sheegayey in maareeyaha uu lacago ku soo rogay dadka ka soo dagaya garoonka.

Kismaayo: Madaxweeynaha Jubaland ayaa shir guddoomiyey kullan looga hadlayey arrimaha amniga. Shirka ayaa lagu soo qaaday dagaalka lagula jiro argaggixisada iyo sidii meesha loog saari lahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*