28th March 2024  admin  Category :

Garoowe: Fawsiyo Xaaji Aadan oo mar ku lahaan jirtay xisbi maamulka Hargeeysa, ayaa markii ay Muqdisho timid qabatay xilka wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya. Hadaba, su’aal la weeydiiyey Fawsiyo oo ay ka jawaabi weeyday ayaa aheed, “Adigu Fawsiyo ahaan maxaad u aqoonsantahay Soomaaliland ma ineey tahay dawlad madaxbannaan, ma ineey tahay maamul goboleed ka mid ah dawladda federaalkaa tahay?” Fawsiyo waxeey ku jawaabtay, “Taas waxaad weeydiineeysaa dawladda Soomaaliland weeydii”

Hadaba, Fawsiyo oo xilka wasiirka arrimaha dibbedda soo qabatay, miyeey tahay maanta ineey tiraahdo Soomaaliland waxeey tahay oradoo iyaga weeydii? Mala oran karaa dadka ka imanaya Hargeeysa waa wadda shaqo tag ee ma’ahan dad daacad ah? Soomaaliland ineey tahay gobol ka mid ah Soomaaliya miyeey jirtaa cid ay shaki kaga jirto?

Denmark: Soomaalida ku nool dalka Denmark ayaa lagu soo waramayaa in markii ay u hoggaansami waayeen sharciyadda lagu xakameenayo cudurka Covid 19ka, lagu soo rogay in lugta looga xiro aalad lagula soconayo dhaqdhaqaaqooda.

Aaladan lugta looga xirayo qofka ayaa hadii uu damco inuu gurigiisa ka baxo waxa ay la socodsiineeysa booliiska. Ma jirto cid kalle oo ka timid dalalka kalle oo lugta looga xirayo katiinadaas, aan ka aheen dadka Soomaalida. Hadaba, Soomaalida oo ah dad dhago adag, jaahiliin ah, maskaxdoodana ay aad u hooseeso ayaa mudan in sidaa loo gallo.

Mareeykanka: Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweeyanaha Mareeykanka uu doonayo inuu weerar aan loo meel dayin uu ku qaado dalka Iiraan. Trump ayaa waxaa u haray maalmo inta xafiiska uu sii joogayo, balse dagaalka uu doonayo in uu ku qaado dalka Iiraan ayaa waxa ku qaalqaalinaya wadamada sida Sacuudiga iyo Israa’iil.

One thought on “Maxaa Cusub Maanta?

  1. Jirac

    Aad iyo aad ugu farxay inanka yar ee wariyaha “Deljir sida reality ga ah ee uu oga keenay xaqiiqda ah dadka u dhashay beesha Isaaq sida ay ugu shaqo tageen Mogadishu iyo iney marka kasta daldalooyaan dowladnimda iyo wada jirka umada Somalia” Kan Mogadishu ma fahmayo haba yaraatee dadka Hargeysa xasadkooda iyo xasuuqa ay u geeysteen dadka somaliyeed gaar ahaan Reer Mogadishu “Remember ina Godane ku soo jiheyntii Daahir aweys dadka Reer puntland from Burco” wax yaalaha aan la yaabo waxaa ka mid ah kuweena sheegta “Aala tihaad, Akhwaan, Aala Sheikh iyo kuwo kale oo badan ma SIXRAN yihiin marka dadkooda loo adeegsado ma fahmi waayeen inay yidhaahdaan orda oo marka hore ka soo bilaaba BURCO, BERBERA, iyo HARGEYSA” anigu yaabay koley heer maanta waxay mareysaa in Gobalka Sool kooda qof dhulbahante ah dila aan loo dili karin ee la leeyahay xoogaagooda u tuura ha loo duceeyo walaaheena Las’anod dhib weyn baa ka jirta xagaas yaan lagu caayin fadlan waa dadkeena ugu qiinaha badan waa in loo duceeyo waana in mashaariicda socda la dhameeyo deg deg si dadkeenana looga khafiifiyo culeyska dhaqaale xumo ee dadka heysta lana abuuro jawi ka duwan kan hada jidha BALANTEENU WAA HURI MARINTA DADKEENA IYO DEEGAANADEENA waa muqadas iyo in la helo siyaasi fahamsan sababta PUNTLAND loo dhisay iney aheyd nafsi bixinta Puntland a viable Puntland, prosperous puntland, and stable puntland economically, politically. Waa mahadantihiin.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*