8th May 2024  admin  Category :

Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Puntland oo booqday biyo Mareenka Ceeldaahir

Biyo Mareenka Ceeldaahir oo udhexeeya Degmada Carmo iyo Magaalada Ceeldaahir ayaa waxaa booqaday Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidamada Boliska, Taliyaha qaybta Boliska Gobolka Barri iyo Masuuliyiinkale.

Wasiirka Amniga Dawladda Puntland Cabdi Samad Maxamed Galan ayaa sheegay dhibaatada biyo Mareenka Ceeldaahir in ay tahay mid soo noqota sanad walba balse ay isku tashi Buundo lagu saaridoono ay soo bandhigidoonan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*