23rd October 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah marabida u shaqeeysa SNMta ayaa saraakiishii iyo ciidankii ka soo waantoobay qaladkooda ku sheegay kuwo aan jirin, balse ciidanka la soo bandhigay ay ahaayeen kuwo dharka tuutaha ah loo soo geliyey si sawir looga qaado. Inta badan marabida u shaqeeysa SNMta waxeey jecel yihiin ineey u sheegaan waxa ka farxiya ninka ay u shaqeeyaan ee ah mastarkooda si meesha ay u sii joogaan.

Ciidanka marabiga uu ku sheegay in tuute loo soo geliyey si sawir looga qaado ayaa ah dad qaladkoodii saxay, sharafna waxeey ku leeyihiin dhulkooda iyo dadkooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*