18th April 2024  admin  Category :

Masaajidda Canada oo xiran Ciiddii labaad Coronavirus aawadiis

Soomaalida Canada ayaa Ciidul-Fitriga sanadkan u dabbaal-degaya iyadoo masaajidda ay xiran yihiin, dadkana la faray inay guryahooda ku negaadaan, waxaana gobollo badan oo ka tirsan dalkaas oo uu ka mid yahay gobolka Ontario oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ayaa ku jira xayiraadda COVID19.

Wariyaha VOA ee magaalada Toronto Xuseen Nuur Xaaji aya warbixintan inoo soo diray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*