8th May 2024  admin  Category :

Xaaska Madaxweynaha oo isu keentay siyaasiyiinta Beelaha Isaaq ee Hargaysa iyo Muqdisho

Wafdi ay hogaaminayso Marwada kowaad ee Dalka Seynab Cabdi Macalin ayaa dalka Ugaandha ku kulansiisay Siyasiyiinta beesha Isaaq ee xilalka ka kala haya Hargaysa iyo Muqdosho. Lama oga waxay ku wada hadaleen siyaasiyiinta Isaaq ee labada dhinac iyo fariinta ay Saynab ka waday Odaygeeda. Laakiinse tani waa mid kale oo ka mid ah lugooyada Farmaajo uu dalka ku hayo iyo aqoonsiga u raadinayo maamulka falaagada ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*