• ALLSANAAG.COM

26th July 2024  admin  Category :

Jidka Tareenku maro  inaan Gaarigayga ku kaxeeyo waxa u sabab ah GPS ayaa ugi tiri jidkaa qaad

Qof Dumar ah oo ka soo jeeda Pennsylvania ee dalka Maraykanka ayaa habeenkii Arbacada booliisku joojiyeen iyada oo gaarigeeda ku dul wada jidka uu maro tareenku. 

Markii booliisku waydiiyeen sababta ku kaliftay in jidka tareenku maro ay gaarigeeda ku dul kaxauso . waxay ugu jawaabtay ” GBSta gaariga saaran ayaa igula  talisay inay jidkaa qaado

Qofkan dumarka ah  sida Booliisku sheegeen caafimaadkeedu waa Fiicnaa oo ma qabin xaniin ku kalifay inay go’aankaa qaadato

Gaarigeedii waxa laga jiiday jidkii uu tareenku marayey iayadana waxa lagu soo oogay Taxadar la’aan adiga oo gaari wada careless driving.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*