
2nd May 2025 admin Category :
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Xamse Cabdi Bare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane @HamzaAbdiBarre ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada.
— OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM) April 27, 2025
Afhayeenka Xukuumadda @farhanjimale ayaa ku akhriyay liiska xubnaha la magacaabay. pic.twitter.com/tg7owNrIKt