26th July 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka SNM oo labo qof oo aan hubaysnayn xabad ku furay.

Maleeshiyaadka SNM ee beelaha Isaaq ku midysan yihiin garabka Habar jeclo ayaa caawa xabad ku furay shacab aan hubaysnayn oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante.

Maleeshiyaadkan SNM ee Saldhigoodu yahay Tuulada Qorilugud ee Gobolka Togdheer ayaa inta la ogyahay toogasho ku dilay hal qof midna ku dhawacay.

One thought on “Maleeshiyaadka SNM OO DIL GAYSTAY

  1. Jirac

    SNM Adoon 1991 xorowday oo u qabta in Daarood adoonsan jiray dhaqankood kala go’ maleh dhib kooda iyo shidadooda bal yaabkan eega idinku HOROR kaan anigu waan yaabay beesha SNM waa ALAMTARA XARGAHAY SOO GOOSTEEN waana xaqiiqoobay Colnel kii hadalkiisii 2009 kii “Walee hadaan hada taako adag loo dhigin SNM oo aan Deegaan kooda la qabsan in laga shalaayin” exactly sidii bay noqotay bal yaabkan eega waa qacan qaankii iyo weererkii 86aad oo ay beesha Daarood ku qaadaan dadkooda iyo deegaamadooda. Anigu shaqsiyan ku talin maayo dhib iyo shido iyo wax aan dhaqan keena aheyn waliba hada waaba bilihii barakeysnaa.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*