18th April 2024  admin  Category :

Somaliland oo 80 Askari Oo Dhaawacyo Culus Qaba U Gudbisay Dawlada Soomaaliya.

Labadii dagaal ee ugu danbeeyay ka dhacay gobolka sool islamarkaana dhexmaray ciidamada Harti   iyo maleeshiyada SNM ayaa sababay khasaare xoogan.

Qaar kamid ah dhaawacyadii dhanka maamulka beelaha Isaaq ugu liitay islamarkaana Hargeisa iyo Burco waxba looga qaban kari waayay ayaa xiligan yaala Cusbitaalka Hargeisa.

Maamulka SNM ayaa isku dayay qorshayaal ay ku caawiyaan dalalka Imaaraadka iyo Itoobiya in ay xaalad caafimaad ugu qaadan dalka Dibadiisa balse mushkilada is hortaagtay ayaa noqotay in ay keenan basaboor lagu qaado dhaawacyadaasi islamarkaana ay ogolaansho ka haystan dawlada somaliya.

80 ka mid ah askarta SNM oo dhaawacyo culus uu kasoo gaaray dagaalkii dhawaan ku dhexmarey PUNTLAND deegaanka Tukaraq ayaa loo gudbiyay sawiradooda iyo liiska magacyadooda hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda somaliya si ay ugu fududeyso Pasport loogu qaado caafimaad dalka dibadiisa.

Shalay SNM, markii ay kibirsanaayeen ka hor intaan  Madaxweyne Cabdweli Gaas gacanta uuna u qadin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*