26th July 2024  admin  Category :

Goonigoosatada ayaa xitaa waxeey u quuri waayeen Dawladda Federaalka ee Soomaaliya in ay ugga mahad celliyaan soo deeynta dhalinyarada ku xirneed jeelasha Liibiya ee shalay gaaray magaalada Hargeeysa.

Hadaba, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi, oo aan dhalinyaradaa soo deeyntooda waxba ka oggeen  iyo dabcan wixii laga soo maray, ayaa maanta raba ineey yiraahdaan annagaa soo deenay dhalinayaradaa, laakiin waxaa illaah mahadiis ah in dhalinyaradaa ay ka dharagsan yihiin dhamaan runta waxeey tahay.

Muuqaalka hoose waa dhalinayaradii oo Muqdisho ka soo degtay

https://youtu.be/P9UDw7YZoII

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*