22nd December 2024 admin Category :
Goonigoosatada ayaa xitaa waxeey u quuri waayeen Dawladda Federaalka ee Soomaaliya in ay ugga mahad celliyaan soo deeynta dhalinyarada ku xirneed jeelasha Liibiya ee shalay gaaray magaalada Hargeeysa.
Hadaba, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi, oo aan dhalinyaradaa soo deeyntooda waxba ka oggeen iyo dabcan wixii laga soo maray, ayaa maanta raba ineey yiraahdaan annagaa soo deenay dhalinayaradaa, laakiin waxaa illaah mahadiis ah in dhalinyaradaa ay ka dharagsan yihiin dhamaan runta waxeey tahay.
Muuqaalka hoose waa dhalinayaradii oo Muqdisho ka soo degtay
https://youtu.be/P9UDw7YZoII
Allsanaag.com