
23rd February 2025 admin Category :
Allah ha u wada naxariistee qaraxii shalay ay Isimada Warsangeli ku dhinteen ayaa waxa ku dhaawacmay qaar kale:
Allah ha u naxariistee waxa ku dhintay
1-Caaqil Yaasiin Cali Dhahar

2- Cabdi Ciise Maxamed (Cabdi Siciid)

Waxa ku dhaawacmay:
1- Bashiir Cali Dhahar
2-Bishaar Cabdi Doonyaale
3- Xasan Siciid Xasan
4- Siciid Warsame
5- Cabdiqani Abshir Qaadi
ALLSANAAG.COM