29th September 2022  admin  Category :

Wafti ka kooban Wasiirka Wasaaradda shaqada Iyo shaqaalaha, Wasiirka kuxigeenka Maaliyadda, Wasiiru dawlaha waxbarashada, Wasiiru Dawlaha Qorshaynta iyo Kuxigeenka agaasimaha guud ee dakhliga ayaa gaadhay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Waxaa halkaasi waftiga kusoo dhaweeyey guddoomiyaha gobolka, talyaha qaybta iyo Bulshada kala duwan ee magaalada Buuhoodle.ujeedka safarka ayaa ahaa u guurgalidda fursadaha kicinta cashuuraha ee wasaaradda Maaliyadda taas oo laga dhaqan galin doono gobolka Cayn.

May be an image of 9 people, people standing, road and sky
May be an image of 5 people and people standing

Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland ayaa wadda qorshe istaraatijiyadeed oo kor loogu qaadayo hannaanka dakhli uruurinta iyo cashuur bixinta gobolka taas oo in mudo ah rajo laga qabay, Waxaana dhammaan la diyaariyay xafiisyada kala duwan ee dakhliga iyo Xafiiska kale ee ku taxaluqa nidaamka maaliyadeed ee Gobolka Cayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*