26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Mustaf Cumar oo sagootiyey ciidamo u jiheystay dhanka xadka

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustaf Cumar, ayaa haatan kusugan gobolka Afdheer, isagoo sagootiyey ciidan kasoo noqday hawlgalkii Hulhul.

Ciidamadan ayaa haatan waxay u jiheysteen dhanka iyo xadka ay wadaagaan Soomaaliya yo Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa safarkan waxaa ku wehliya mas’uuliyiin katirsan maamulkiisa, iyagoo kusugan deegaanka Dharaaye ee degmada Qooxle ee gobolka Afdheer.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*