27th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Gaas, marka hore waxaan  kaaga mahad celinayna hogaankii qabyaaladdu ku yarayd  iyo horumarkii wanaagsanaa ee aad u qabatay bulshada reer Puntland guud ahaan ,

Waana ka xunahay in  calooshood u shaqaystayaasha aan dal iyo dad u nixin, ee qaarkood labaatanka sano fadhiyeY  Garowe  oo aan ku laaban degaanada ay sheegtaan  ee  kaa codeeyey, taariikhada ayaa  ku xusi doonta waxqabadkii aad u qabatay dhulkii la oran jiray Gaariwaa ee uu ka midka yahay gobolka Sanaag.

Ugu danabayn Mudane  guul ayaan kuu rajeenayaa, waxaanu ku leenahay mahadsanid mar labaad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*