30th November 2024 admin Category :
Madaxweyne Gaas, marka hore waxaan kaaga mahad celinayna hogaankii qabyaaladdu ku yarayd iyo horumarkii wanaagsanaa ee aad u qabatay bulshada reer Puntland guud ahaan ,
Waana ka xunahay in calooshood u shaqaystayaasha aan dal iyo dad u nixin, ee qaarkood labaatanka sano fadhiyeY Garowe oo aan ku laaban degaanada ay sheegtaan ee kaa codeeyey, taariikhada ayaa ku xusi doonta waxqabadkii aad u qabatay dhulkii la oran jiray Gaariwaa ee uu ka midka yahay gobolka Sanaag.
Ugu danabayn Mudane guul ayaan kuu rajeenayaa, waxaanu ku leenahay mahadsanid mar labaad