
22nd January 2026 admin Category :
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Addis Ababa halkaas oo uu berri uga qeyb galayo Shirka 13-aad ee Caadiga ah ee Urur Goboleedka IGAD







