
7th June 2023 admin Category :
Daawo madaxweyne Cayayaan haadaya uu afka u galay. Isaguna horay intuu calashaday oo caloosha u sii diray.
Madaxweynaha dalka Costa Rica Luis Guillermo, ayaa isaga oo si toos ah warbaahinta ula hadlaya waxa afka dalaq u galay Cayayaan duulaya. Isaguna horay ayuu ka sii muurmuursday ilaa uu caloosha u diray