28th May 2022  admin  Category :

Waxaa maalmahaan soo caddaaneysa in lagaaga adkaanayo loollanka baraha bulshada, oo aad ku bixisay malaayiin doollar si laguu libaaxeeyo, dadka kaa aragti duwanna loo sumcad dhaamo.

Haddaba, maadaama aad ku fashilintay hoggaaminta dalka, waxba ha isku mashquulin inaad muddo kororsi raadsato, ee fadlan #SooCeli karaamada dalka:

4 thoughts on “Madaxweyne CBB kursiga kuguma hayn karaan

    1. admin Post author

      Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa bixiyey waa Cayayaanka Baraha Bulshada. Amin Caamir baad taqaan baan u malaynayaa

      Reply
      1. wiil bahgeri

        CCC waa nin culus walee…CBB ayaan aniguba is weeydiinayey…..Adminka waxaan ka codsan lahaa bal ninkan farmaajo damaca uu ka leeyahay jbland…qorshaha gado halkuu ku qotomaa…anigu waxaan dhaafin waayay “soo laabashadii (dib u nooleeyntii)walaalaha galgaduud”masuul walba oo sada ah oo viilada taga maxaa jbland ku diray?ilma adeerayaaloow arintani turxaan bixiyaa..sade muu lanoolaado walaalahii …..maxaa eryaaya lamaba diidanee…mahadsanidiin..

        Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*