25th January 2025 admin Category :
Madaxweynaha Puntland oo Shacab weynaha Caasimadda Garoowe La oogey Salaadda Ciidul Adxa.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Caasimadda Salaadda Ciidul adxa kula tukaday garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare.