26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Saraakiil ka socda dalka Ethiopia.

Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi deni iyo Kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cisamaan Karaash, ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafti Saraakiil Ethiopian, ah oo maanta soo gaarey Garoowe.

Kulanka ayaa diirada lagu saaray sida Madaxtooyadu sheegtay iskaashi amni oo dhex mara Puntland, iyo Ethiopia.

https://twitter.com/jama_deperani?ref_src=twsrc%5Etfw%7Ctwcamp%5Etweetembed%7Ctwterm%5E1561435699815104513%7Ctwgr%5Ef10622cff382a61ce9e180a635cf591cd5a45fc5%7Ctwcon%5Es1_&ref_url=https%3A%2F%2Fpublish.twitter.com%2F%3Fquery%3Dhttps3A2F2Ftwitter.com2Fjama_deperani2Fstatus2F1561435699815104513widget%3DTweet

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*