7th September 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay Hambalyo iyo Bogaadinba hawada umarinayaan Jama Yusuf Jama “Jama Deparani” oo loo Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland, sidoo kale waxaan aad iyo aad uga mahad naqaynaa Madaxweynha Dowladda Puntland Siciid Deni sida xilkasnimada leh ee uu u abaaray ruuxii ku haboonaa xilkaasi.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa 
shaqo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*