26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo markiisii horeba cago jiid ku yimid Garowe ayaa Muqdisho ku laabtay galabta

Garoowe, May, 12, 2019: Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee caasimadda Garoowe ku Sagootiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo muddo sagaal cisho ah Garoowe u joogey shirkii Wada-tashiga Madaxda Soomaaliyeed.

Sagootinta weftiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.

https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/1127209174128605/?t=10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*