26th July 2024  admin  Category :

MADAXWEYNAHA OO AMRAY IN LA JOOJIYO IIBINTA BUUGAAGTA MANHAJKA WAXBARASHADA DUGSIYADA SARE EE PUNTLAND, INTA DIB LOO EEGAYO SI LOO SAXO KHALADAADKA JIRA HADA.

Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo si loo saxo khaladaadka jira hadda.

Madaxweynaha ayaa faray Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland, in la fuliyo amarkan laga billaabo maanta 13 August 2022 illaa amar danbe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*