26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar oo Buuhoodle Gaaray

Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn soo gaaeay  madaxweynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar

Madaxweyne Cabdi ayaa kulan la qaatay  Garaad cabdiirisaaq garaad Soofe Suldaan Siciid iyo cuqaal kale .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*