26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe, kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal iyo Wafuud isugu jirta labada Aqal oo ay hoggaaminayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*