8th February 2023  admin  Category :

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo si rasmi ah loogu casuumay Shir toddobaadka dambe

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka furmi doona magaalada Muqsisho.

Kulankan ayaa la sheegay in la iska wareysanayo howlihii ka qabsoomay arrimaha doorashooyinka tan iyo heshiiskii 27-kii May iyo dardar gelinta shaqooyinka harsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*