26th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Saciid Cabdullaahi Deni, iyo Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ka wada-hadlay arrimaha amniga, dardargelinta Doorashada qaran iyo iskaashiga labada xukuumadood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*