26th July 2024  admin  Category :

Kusimaha Madaxwaynaha, ahna Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmad Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kulan la qaatay Wefti uu hoggaaminayey Madaxa mashuurca JPLG ee Soomaaliya, Paul Simkin oo ay ka mid yihiin saraakiil ka socday UNJPLG .

Kulanka ayaa looga hadlay dar-dargelinta mashruuca JPLG iyada oo diiradda la saarayo fursadaha iyo caqabadaha jira iyo qorshaha looga gudbayo marka uu dhammaado wejiga hadda socda ee Mashruuca.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*