26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda WFP Soomaaliya Cesar Arroyo.

Kulanka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku wehliyay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dowladda Puntland Maxamed Cabdirashiid Cali iyo saraakiil kale waxaana looga wada hadlay kaalmada Bini’aadantinimo iyo mashaariicda kale ee WFP Puntland ka wado iyo sidii loo dar-dar galin lahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*