29th September 2022  admin  Category :

Siciid Physics oo la kulmay odayaasha deeganka degmada Dhaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland, Siciid Cismaan Aadan( Siciid Physics) iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Puntland ayaa Kulan Qado sharaf ah la qaatay odayaasha deeganka degmada Dhahar, si ay uga talo bixiyaaan sida ugu wanaagsan ee lagunsoo xuli karo golaha deeganka Degmada Dhahar oo dhawaan la qaban doono doorashadi Golaha deegaanka ee Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka degmada.

Image may contain: 1 person, hat
Image may contain: 4 people, people sitting
Image may contain: one or more people and indoor
Image may contain: 4 people, people sitting, tree, table, child and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, sky, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*