16th April 2024  admin  Category :

Marka aad iswaydiiso sababta uu madaxweyne Farmaajo uu BaasaboorkIISII Maraykanka isaga dhiibay, marka aad is waydiiso afartii sano ee uu xilka hayey sababta uu haba yaraatee uga shaqayn waayey in Soomaliya dorasho ka dhacdo uuna caasimaddii dalka madax uga dhigay dagaal ooge dhiig badan daadiyey , markad fiiriso hogaamiyaha uu aduunka ugu jecel yahay inuu ku daydo inuu yahay Isaias Afwerki , waxa kuu soo baxaya in Farmaajo meelna u socon oo Soomaali oo dhana galaafan doono haddan meel looga soo wada jeesan,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*