23rd October 2024  admin  Category :

Maamulka Jubaland ayaa ku guuldareestay ineey wax ka qabtaan shaqsiyaad ka qotay ciida guryaha lagu dhisto meelo qabuurayaal ahaa oo ay ku aasnaayeed dad horey u dhintay meedadkooda. Arrintan ayaa cullimada waxeey ugga digeen dadka arrintaas foolxumada ah sameenaya.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*