29th September 2022  admin  Category :

Xaafado magaalada Ceerigaabo ka mid ayaa maamulka Isaaqland ka dhigay kudaafado , si looga guuro oo dad cusub halkaa u soo degaan, Horay hantidii Qaranka ee dadka ka wada dhaxaysay ee Kacaanku dhisay ayaa la iibsaday oo Guryo looga dhistay dalka Turkiga. Beertii xoriyadda oo Ingiriisku sameeyey ku dhowaad boqol sano ka hor iyadana waa la iibsaday,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*