8th November 2024 admin Category :
Dastuurka dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inaan afti loo qaadi doonin inta maamulka Hargeeysa lagu soo darayo maamul goboleedyada federaalka ee ka jira dalka Soomaaliya. Siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa ayaa sheegay ineey ka go’een dalka Soomaaliya, balse ma jiro cid aqoonsatay ama diyaar u ah ineey aqoonsato.
https://youtu.be/7QQoW-rUqrM
Allsanaag.com