27th April 2024  admin  Category :

Shirkii maanta, Todoba sawir oo Yariisoow leeyahay ayaa ku jiray, halka madaxweynha Puntland Cabdiweli Gaas hal sawir oo dhinac dhinac ah laga qaaday. Radiyo Muqdisho ma warbaahin Hawiyaa mise waa warbaahin ku hadashada afka dawladda federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Farmaajo haddii uu  ku guul darestay inuu  Radiyo Muqdisho  ka dhigo Idaacad qaran, ma kula tahay in deeqaha Soomaaliya loogu deeqona uu Muqdisho soo dhaafsiin karo

sawirada shirka Brussels ee maanta,  Bal tiri inta sawir ee laga qaaday gudoomiyihii hore ee Hawiye Concern Group

https://www.radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-shirka-brussels-oo-uu-furay-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*