28th March 2024  admin  Category :

Ilaa maalintii uu aabihiis ka dhaxlay Garaadnimada shaqadiisu sidan ayeey ahayd. Maalinba maalinta ka danbaysa waa ka sii darayaa. Jaamac Ismaacii Faraska uu maanta  Muuse Biixi Gudoonsiiyey ayaa umadda Soomaaliyeed intooda badan waxay iswaydiinayaan  Ujeedada loo bixiyey iyo sababtu waxay tahay  . Sababta qura oo Farskaas  Gacan ku dhiiglaha Muuse Biixi  loo gudoonsiiyey ayaa ah in Jaamac Ismaaciil uu  raali ka yahay waxa ka socda guud ahaan gobolka Sool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*