1st April 2023  admin  Category :

Safarkii Madaxweeyne Farmaajo ee Cabudwaaq ayaa isaga iyo madaxweeynaha Galmudug waxa ay dhagax dhiggeen Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed faraceeda Cabudwaaq. Balse waxaa soo baxay maalmahan waraaqo ay ku daabacanyihiin taariikho kalla duwan taas oo dhamaantood uu ku saxiixan yahay madaxweeynaha Galmudug taas oo lagu sheegayo in xarunta waxbarashada Galmudug ay tahay magaalada Hobyo, balse aysan aheen Cabudwaaq. Hadaba, wareeysi arrintaa ku aadan fadlan ka dhageeso hoos.

Jaamacadda Umadda Somaliyeed ee Galmudug oo wax lala yaabo ku tilmaamay Hadal kasoo yeeray Madaxwayne Xaaf (dhegayso)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*