27th July 2024  admin  Category :

Wasiir ka mid ah maamulka Hargeeysa oo dhawaan caayey beesha Dhulbahante ayaa lix maalin ka dib inkiray inuu hadalkaas yiri. Ninkan wuxuu ku andacoonayaa in hadalka uu ahaa mid la isku kabkabay ama la isku keen-keenay oo ah been abuur.

Muuqaalkan hoose ma ahan mid la isku keen-keenay, balse waa hadalka dhabta ah ee uu ninkaas sheegay

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*