17th January 2022  admin  Category :

Cabdullahi Xasan Saalax (Macalin Tuke) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay tartan lagu maamusayo magacisa laguna xusayo 60-guuradii uu isboortiga ku soo dhex jiray in lagu qaban doono magaalada Toronto ee dalka Canada 2019.
Wuxuu ku martiqaaday dhammaan bahda isboortiga meel kasta oo ay joogaan.

Akhristayaasha Allsanaag waxaan ugu baaqaynaa inay ka qayb qaataan sidii sanad guurada 60aad ee Macalin Tuke u noqon lahayd mid taariikhiya, Guul Macalin Tuke

Kubbad lugta lagu ciyaaro ee is reeb reebka Soomaalida horyaalka ugu badan qaxa qaaday Macalin Tuke oo ka soo jeeda Gobolka Sanaag

Kubbad gacanta lagu citaaro ee  Kolayga lagu rido, is reebreebka Soomalida  dhibcaha ugu badan ama horyaalka lagu guulaysatay waxa hogaaminaya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*