26th July 2024  admin  Category :

Waxaa maanta si wanaagsan i ugu soo dhammaaday Doorashada xubnaha Puntland ku metelaya Golaha Shacabka JFS, Iyadoo Lixdii Kursi ee ugu danbeeyay doorashadoodu maanta ku qabsoomtay Garoowe, waxaana sidaasi ku dhan 37-xubnood ee Puntland ku metelaya Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*