18th April 2024  admin  Category :

Soomaali Xanuunka Covid 19 ugu dhintay dalalka Ingiriiska Iyo Sweden

Magaalada Stockholm ee dalka Sweden 9 Qof ayaa cudurka Covid 19  ugu geeriyootay dadkaas, 6 ka mid ah ayaa Soomaali ah sida ay xaqiijisay dowladda wadankaas.

Sodoo kale dalka Ingiriiska waxa cudurkani dilay Allah ha u naxariistee Ciyaaryahankii hore ee Kubadda cagta e kooxda Badda Soomaaliya , tababare iyo macallin Abdulkadir Mohamed Farah Biriq

Wariye Cabdiwali Xaashi oo ka tirsan Tv ga Finland ayaa soo jeedinaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*