10th May 2024  admin  Category :

Ninkii Libaaxa soo weeraray ceejinta ku dilay  ayaa sheegay in Dagaalka isaga iyo Libaaxu ahaa sida Musaaricada, oo markii danbena Kibaaxa  ku dilay Ceejin

Travis Kauffman, oo  isaga oo ku ordaya Buuraha Colarado ee dalka Maraykanka uu Libaax dhowr sano jir ah uu soo weeraray bishan horaanteeda ayaa ka sheekeeyey sida uu Libaaxa yar ceejnta ugu dilay  oo neefta ugu dhejiyey iyo dhaawaca soo gaaray. Wuxuu sheegay  in wixii halkaa ka dhacay ay ahayd Musaarico

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*