![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/04/Z4dvRSol.png)
7th February 2025 admin Category :
Midowga Yurub ayaa sheegay in aan la aqbalikarin muddo kordhintii Golaha Shacabku shalay u sameeyeen laamaha Dawladda Soomaaliya.Midow Yurub ayaa sheegay in go’aankani kala qaybinayo Soomaalida.
Dalalka Midowga Yurub ayaa sheegay in ay qaadayaan tallaabooyin dheeraad ah haddii lagu sii adkaysto go’aankan.