13th August 2022  admin  Category :

“Siyaasiyiinta beesha Habar Gidir maxay u arki waayeen Xasuuqii loo geystay Bulshada reer Koonfur galbeed ee xoogsatada ahayd ee ku noolayd gobolada dhexe

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Lafta-gareen oo xalay xaflad balaadhan ku qabsaday magaalada Baydhabo taaso ujeedkeedu ahaa Dabaaldaga Sanad Guuradii koobaad ee ka soo wareegtay xilligii uu xukunka qabtay ayaa sheegay in siyaasiyiinta HAG ay sheegaan xasuuq ka dhacay gobolka Bay, hase ahaatee ayna ku hadlin xasuuqii shacabka reer Koonfur galbeed loogu gaystay gobolada dhexe. Lafta green ma soo hadal qaadin xasuuqii jabhadda USC ee Caydiid ay magaalada Baydhabo ugu gaysteen beesha Raxanweyn oo ay magaaladaa ka dhigeen in aduunku u aqoonsadaan magaaladii Dhimashada

Image result for FIQI MAHAD SALAAD

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*