26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya.

Safiirka Dowladda Soomaaliya ufadhiya Dalka Itoobiya Cabdulaahi Axmed Jaamac, ayaa kusoo dhaweeyay Madaxweyne Laftagareen Addis Ababa. Laftagareen ayaa u sii gudbi doona magaalada Abuuja ee Dalka Nigeria.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*