18th April 2024  admin  Category :

Lacagtii loogu talo galay Galmudug iyo beesha Badhan ayaa la geeyey.

Madaxweynihi Hore ee Galmudug Ahmed Ducaale Xeef oo la hadlayey Beesha Habar gidir ayaa xalay yiri “Jidadka lacagtoodi lama hayo, intii ugu danbaysay oo ah 60km in meel kale lasiiyey ayaan u malaynayaa iyo in Badhan la geeyey.

Lacag ku dhow labaatan Milyan oo doolar oo ka dhaxaysay umadda Soomaaliyeed guud ahaan, ayaa dawladuu Federaalku ku kharash garaysay sidii Xaaf iyo beeshiisu ay u heshiin lahaayeen . Madaxda dawladda federaalku, waa isaga daba noqdeen Galmudug sidii ay u heshiin lahaayeen beeshaasi, laaluush badana waa lagu bixiyey.

Degmada Badhan oo hal doolar aan ka helin dawladda Federaalka ayaa maanta Xaaf leeyahay lacagtii aynu ku lahayn Federaalka BADHAN ayaa qaadatay. Waa Hadal Mooryaan been cad ah.

One thought on “Lacgatii Galmudug Badhan ayaa la geeyey

  1. Ali Haji Ahmedu

    Arintaan reer makhir haka hadlaan. Airport hano samayso dawlada. Iyo jiidka Isku xiira bosaso iyo laasqory

    Reply

Leave a Reply to Ali Haji Ahmedu Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*