29th March 2024  admin  Category :

Hoos ka akhriso Lacagtii Guddiga Qaran abaaruhu heleen iyo meelaha ay u direen

Guddiga heer Qaran ee abaauhu waxay sheegeen inay lacag ka heleen

Dowladda $623,968
Ururka Jaamacadda Carabta $91,835
Albeyrak-Dekadda $100,000
Dowladda Malaysia $100,000
Ganacsatada Gudaha $10,000
Ganacsatada Qurbajoogta $128,221
Dadweynaha/Siyaasiyiinta $1,427,019
Wadarta Lacaga Soo Galay $2,481,043

Sidoo kale Guddiga heer Qaran ee abaaruhu waxay maantab sheegeen inay gaarsiiyeen Maamulada Lacagta hoos ku xusan

MAGACA MAAMULKA Lacagta 1aad Lacagta 2aad
Soomailand – $200,000
Puntland $150,000 $170,000
Jubbaland $170,000 $160,000
Koofur Galbeed $170,000 $150,000
Galmudug $170,000 $155,000
Hirshabeelle $160,000 $150,000
Banaadir $150,000 $100,000
Sool,Sanaag iyoCayn 0 $100,000

Wadart $970,000 $1,185,000

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*